Xildhibaan Weerar Afka ah ku qaaday Madaxda sare ee dalka Hogaamisa !!

Mararka qaarkood marka aad dhagaysato hadallada madaxda dalka, kuna miisaanto ficiladooda waxaa is leedahay ma kalimadihii ayaa fasiraado cusub yeeshay, waxaa isku kay qaban weyday hadaladooda iyo ficiladooda oo is-hardin iyo iska-horimaansho ay ka muuqataa, tusaale ahaan: Wadani ma jirin 8 Febraayo ka hor, laakin muwaadin Soomaaliyaa ayaa dawlad shisheeye ay dawladdiisii u dhiibaysaa Hala … Continue reading Xildhibaan Weerar Afka ah ku qaaday Madaxda sare ee dalka Hogaamisa !!